VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqa - Lyrics

Indhahaa ku doogsada Deeqaay arigtaadoo Naxariis u daawda Dabacsani xagaagee 2× Waa durduuro gacalooy Dambarkiisa caashaqa Waa durduuro gacalooy Dambarkiisa caashaqa Adigaa i deeqee adigaa i deeqee Adigaa i deeqee adigaa i deeqee 2× Dabcigiyo wanaagaada Adna dumar kaa dheertoon Dabcigiyo wanaagaada Adna dumar kaa dheertoon Hablaha kaaga doortee Hablaha kaaga doortee 2× Inta aan docdaydiyo Dagaal igula nooshahay Dumin maayo wacadkee Duradaynu dhiganee 2× Ka dulboodi maayee Adiguna ha sii deyn Ka dulboodi maayee Adiguna ha sii deyn Adigaa i deeqee adigaa i deeqee Adigaa i deeqee adigaa i deeqee 2× Dabcigiyo wanaagaada Adna dumar kaa dheertoon Dabcigiyo wanaagaada Adna dumar kaa dheertoon Hablaha kaaga doortee Hablaha kaaga doortee 2×
Queue is empty
-- / --