igu curay jacaylkii
dhuuxu wada galayoo
aaha dhiiga feedhaha
inaan dhuuxday anigoo
neefti ma quudhoo
dhadhankiina iga guur
waxa aan la dhuubnahay
waa dhaawacaagee
waa dhaawacaagee
nafta kaa dhursugaysaa
dhelelowgaa toostee
adna dhaayahaygaay
soo dhioof mar kale
adna kaalay ila joog
fardaws kaalay dhabta igu qabo
dalxiis dhinacyo badan gala
aan wada dalxiisnee
farduus dhabta kaalay igu qabo
dhaliil male jacaylkuye
caashaqan dhexdeena
ka ilaali dheeligoo
dhinacaaga ka adkee
dhawrsoonadaadiyo
quruxdaadandhaladkaa
dhabanadan hilaaciyo
dhexdoo madag lamoodaa
dhankastoo ahoo ahoo
aan eegaba
waxaad tahay dhamays dumar
farduus kaalay baby kaalay
kaalay dhabta igu qabo
waxaad tahay dhamays dumar
farduus kaalay macaan kaalay
kaalay dhabta igu qabo

Exit mobile version