VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hes cusub - Lyrics

dhirt waxay cusbaataa marka ciidu qoydee xididadu cabaanbay bixisaa caleentee aniguna caqiibiyo cawo iyo ayaankay waxaan ciidi laa sharaf ku cawayn laha nabad inagoo is cuganee cama iyo watiinbaan akhriyaa cawayskii cabasiyo walaylbaan ku codsaday ILAAHAY inaan kula caweyoo calafkayga noqotee wuxuu ciyawgu qaylada casarkiyo fiidkii ku cabaadayaa waaa caku kali ahaantee ana waxaan culaysiyo caloolyow la taamaa cidlo aan dareemaa cashadaan ku waayee gormaan is cuganaa
Queue is empty
-- / --