VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Magli - Lyrics

Qofkii daad xoog eh iyo Xaaboole intuu la tago Xabartay habeen madow Ileen xunbo ciirsi moodyoo 2× Anigana xubnaha iyo Xididada wadnaha gala Dhamaan kuwa xidhmee Iigu xay jacaylkaa 2× Nafsi lama xambaartee Xusuuso odhaahdiyo Afku wuxuu la xoogyahay Afku wuxuu la xoogyahay Magli xawda kala jara Magli xawda kala jara 2× Tolow xiisaha jacayl Xanaano hadii uu waayo Qof ku xulay feedhihiisa xiskiisuunbaa xumaadoo 2× Xiliguu dareenkiyo Maankay xasuustaba Xaragadii haweenkaay Xaaduunbaa i dhaqaaqdee 2× Nafsi lama xambaartee Xusuuso odhaahdiyo Afku wuxuu la xoogyahay Afku wuxuu la xoogyahay Magli xawda kala jara Magli xawda kala jara 2×
Queue is empty
-- / --