nasriya eebe keenoo
nusqaanba laheeniyo
waxad tahay naq iyo doog
nafsadeyda adigaaa
nalka usiraadoo
nuurka isiyaadshee
neecow udgoonay
nastey maalintii aad
oorideyda noqotoo
nimcooy nolol ila wadagtee
nimciyo naruuriyo
nasiib laygu deeqaay
kunaawiley had iyo jeer
naxlin taan lahaynee
niyadeyda qaadeee
iga dhowr nitaaqada
neecaw udgoonay
nastey maalintii aad
oorideyda noqotoo
nimcooy nolol ila wadagtee

Exit mobile version