Heesta Shacni - Lyrics
Soonagii ahayn shalay
Lamaan sheeko iyo talo
Shacniyay wadaagoo
2×
Sharftii iyo maamuus maamuus
Sharftii iyo maamuus maamuus
Caashaqan u shururoo
Ku shintiriyo maalmahan
2×
Sheeg sheeg sheeg
Shib adoon iga odhan
Shiday shiday shiday
Ama hadalka igu shidin
Sheeg sheeg sheeg
Shib adoon iga odhan
Shiday shiday shiday
Ama hadalka igu shidin
Ii sheeg sheeg sheeg
Shilka dhacay bal ii sheeg
Ii sheeg sheeg sheeg
Shilka dhacay bal ii sheeg
2×
Sootaan shaax arooryaay
Shardi adag aan dhiganee
Nafta kugu shakaalee
2×
Shaaliyo xariireey xariireey
Shaaliyo xariireey xariireey
Caashaqa u shawrnee
U shirnee shushubanee
2×
Sheeg sheeg sheeg
Shib adoon iga odhan
Shiday shiday shiday
Ama hadalka igu shidin
Sheeg sheeg sheeg
Shib adoon iga odhan
Shiday shiday shiday
Ama hadalka igu shidin
Ii sheeg sheeg sheeg
Shilka dhacay bal ii sheeg
Ii sheeg sheeg sheeg
Shilka dhacay bal ii sheeg
2×