waligeed aduunyada
wareer lagama waayoo
waagii dilaacaba tu kaluu wataaye

ana taan u waashay
wadkoo qaata mooyee
inay weecataayoo
wajiga ii xumaysaa
wahay maan filaynin

wahabaa i saarane hobeeyoy
walaacbaan ku noolahay hobeeyooy
wadhiba iga raacdee

jacaylkan i wiiqay
waalalowga igu riday
ka waantoobi maayoo
wadnahay ku taalee
sideebaan wax yeelaa

inaan wada jirnaa iyo
waayahaan filaayoo
nolol aan wadaagnoo
kalgacayl ku waarnee

waqti aad u fara badan
inaan weehanaabayoo
walbahaarkii aan galay
daraadeed welweli jiray
weheey way ilawdee

waqaloo i seegtoo hobeeyooy
wacdaaraha aduunyada hobeeyooy
wadhibaa iga raacdee

Exit mobile version