VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xisbiga wadani - Lyrics

Hablaha soomaali land Halbowlaha dhiigga wada Haddaan laga waraabinayn Waaleey yaa ku wacan Wadaanta udhiibannoo Wadani waa lagu hubaa Inuu isu wadi karee Wiiliyo gabar ukaca Waxaa wada waaya arag Qalbiguusu waasacyahay Qabyaalad ka waasacanoo Ilaahaybaa wanaajiyee Waddada khayrkaleh Ilaahbaa waafajee Waddani inoo dhashee Walaaluhu waa inaga Waddani waa la siku hubaa Inuu isku wadi karee Xilkaan ku wareejinee Wiiliyo gabarba ukaca
Queue is empty
-- / --