Heesta Abaaraha - Lyrics
Waxa dhacay abaaraha
Oonka iyo waayaha
Aheey waxaysla mudaten
Ololihii laguu diray X2
Dhexdii kuu adkayd iyo
Orod kaagii hoowlaha
Miyi aanad horaw arag
Markaad aaday gabadh
Yahay X2
Aarkiyo maroodiga Ay
waxaad ku kulanteen
X2
Aheey markaan xasus-
Taba uurkay wer weri
Jiray maankay ku ulkumi
Jiray X2
Adun baygu dheeraa
Aduunyada dhamaan
Teed X2
Anba waan ogsoonahay
Hablo ugub sidaadee
Miyi lagu adkeeyiyo
U adeega reeraha X2
Raga inay is celiyaan
Orodka iyo hawshee
Baga aanad uga dhicin
Amaan laguma iishee
X2
Waa lagu amaanaye
Cidi kuguma sooryeen
X2
Ayaama heeni hore iyo
Sidaad ii Ahaydiyo
Iliili hii kal-gacalkaba
X2
Aheey markaan xasustaba
Indhihiibay ilmayn jiray
X2
Adun baygu dheeraa
Aduunyada dhamaan
Teed X2