Heesta Dhiigaygii - Lyrics
iima dhana qudhaada
hadaan qudhaada
dhamaysan waligee
gudoon qalbigeedii
qalbigiii jaleeca
dhigaygii soo dhawoow
dhuuxaygii soo dahwoow
ilaahay dhowraay soo dhawoow
wixix ku dhowrtaa
dhool dhilasaayo
ku dhaasha taayee
waxaad ku dhadatee
dhaayahaygii dhismihii
noloshAYdii
dhigayii soo dhawoow
dhuuxayii soo dhawoo
ilaahay dhowryaay
soo dhawoow