VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Garasho mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdisalan wajaale
Garasho

gaari dumar g
gayaan taan ka rabeey
gacaldii tan galoon golee
goor wlaiba taan ugubanayaa
way ga btoo wayga oosatee
garashadeedaan eegayaa
adna garoo wixii kula gudbon
ana way o aan inaan gaabsadee
gayaan kaa haseegineeee
garashadeedaan bal eegayaa
guurayoo gagal ma eegayee
gilingashayoo waan kaa go ee
ha goblamoo jaceylkayguye
gun ha noqdo garad kaye
garashadaadaan eegayaaa
adna garoo wixii kula gudbooon
ana waa araad inaa gaabsadoo
gayaan kaa haseegine
garashadedaan bal eegayaa

codkii Abdisalan wajaale