VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hargaysa - Lyrics

xilliga hargeysaay taariikh xanbaar ka warama xogtaade xuduntii barbaartay xuduntii xuurancayntaa xuduntii fanaankay hargeysaay xiiso waxaan u qaba weyn xili imashadaado xashxashka daawada kama xiiso gooye dhulka xerosanbaa tahay hargeysaa xerosanbaa tahay xilo waad ku dhaqantaa hageysaay xagaa waad ka talisaa hageysaay gacal waad xurmaysaa hageysaay xigtana waad u gogoshaa hageysaay xilliga hargeysaay taariikh xanbaar ka warama xogtaade xaruuntii dalkaygaa beerti xoriyadaay xuduntii abwaankay hargeysaay xiiso waxaan u qaba weyn xili imashadaado xashxashka daawada kama xiiso gooye dhulka xerosanbaa tahay hargeysaa xerosanbaa tahay
Queue is empty
-- / --