hogii jaceyl irqafaadaye
wadnihiyo dhhiuu idhex rooray
wadnuhuu timo ku yeeshay
raaxaduu qalbiga
maana raynayeee
kun jeeruun helo
dad yahow hadeer
iiroo ruuxiyo qalbigi
ila raadshaaaa
roobkii guyaal
raxmad eebe
roogoyi ramas joga
ruuniyo rays ay barwaaqa
ruuniyo qahiir
inagoo rafiiqahaana
dadyahow hadeer
ila roora rariyo
qalbigii ila raadsha

Exit mobile version