miliciyo mahiigaan
miyi haysi qaalmee
male laguma koobee
maqashaye macaanee
mirkiyo hilowgaa
ku dul meerayaa
meel loogu toosiyo
male maleh aduunyadu
anbadaydii imaaan qada
maal mahan jaceytlkuye
muran li i danteydii
mulall male lahaydoo
meel dheer ku laashaee
adna waamyadoo
maansha mayside
meel loogu toosiyo
male maleh aduunyadu
hadba diid daan qaad
taan uheelay toosee

Exit mobile version