VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Galad iyo ayaan - Lyrics

abaal waa ruux galiyo mid guda oo gacan ceshe garwaaqsani inaad goob tahay garaad iyo garasho wacan gabdhaha kaasoo xushoo gayaankaa ado qudhaan gacalo kaa aaminee qalbigan adaa gogladay cishqiga gaaxday samaan guushiyo libintana ku faan galad iyo waa ayaan inaan guri kula galee waxaa tahay gaari goba galbis iyo gaaf ku wacan naftaad farax galisayoo adaan kuu gooniyee gacalo maankaaga gali qalbigan adaa gogladay cishqiga gaaxday samaan guushiyo libintana ku faan
Queue is empty
-- / --