VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo - Lyrics

anigoo dhareer candhuuf dhibica iyo u dhaxeeya biyo dhexdeedaan ku koray sanad bilo ka dhiman dhimasha iyo nolol hooyo dhinacna jirin dadku dhawrayeen maalin aan dhashoo hooyo anan dhibin hooyo soo dhawoow ifka dhawrsanoow aaakhira dhan janadii dhadhami noloshaba dhamaan dhabti waa adi markii aan dhashee dunida dhex imid dhamays anoon ahayn dhalaanoo murjuca ti dhawrtayee dhabta igu habtee naaska ii dhigte dhawaaq oohinee dhaguhu maqlan wax i dhiba jeclayn hooyo soo dhawoow ifka dhawrsanoow aaakhira dhan janadii dhadhami noloshaba dhamaan dhabti waa adi
Queue is empty
-- / --