VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalsooni - Lyrics

hadii koolkoolin dumar suugaanta la kaashadoo kas iyo maan loo amaano kaydaan madhan looga dhigo kuradii waan karaa inaan ku idhaa xigtooy ku aan cidi kula lahayn kalsoonaan kugu qabaayo naftaydaad kali ku tahay kashaada xumaan ka saar haday kobciyeen jacayloo lamaana is kaashadaa nolosha is caabiyaanoo maruun isla kaawsadaan kaabaay waan kuu kasee inaan kor ka xaadsadoo kolaba ha u malayn kaftane kalsonida nolosha iyo kartaa lagu meel maraayee kashaada xumaan kasaar
Queue is empty
-- / --