VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dayaxa nuuraay - Lyrics

Dayax kanuuraay Adaan daraadaa Dayax kanuuraay U daalanaayoo Dadkaad ii xigtaa Dumarkaba dhamaan Qalbigaa degtoo Kuma dayn karee Macaan ila dadaal Deymadaada kaliyaan Ku diirsadaa Deymadaada kaliyaan ku doogsadaa Soo durug inakeen Macaan laabta igu duub Dahab kanuuraay Adaan da'daadiyo Dahab kanuuraay Dunida gabigeed Aan kaa daawadaa Naftaa daris latahay Indhuhuna dartaa Ilma daadiyeen Macaan ila dadaal
Queue is empty
-- / --