VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gable - Lyrics

dadkii kala gado qarsada waxbaa ka dhex guuxayee garbaan kuu dhiganayaa gudoonkuna waa adigee gar eexo ma doonayee garawso waxaan ku dhaho wiil gobod gacal tihiin waliba gacalooy ku jecel adoon ku maqnayn wax gara inuu gurigoo cidla ah sidii geel jire fadhiyo miyayna gantaal ahayn dardaarankii waad gabtee adoo fasax gaaban tagay maxaa gablo kaaga xidhan ma geelbaa kuu dhalay adoo guro iyo canaan adoon gaxaniyo dhib qabin adoo gaajiyo dhib arag anoo guri kuu sharaxay gasiinkiina kuu dhex yaal waliba gobonimiyo sharaf adiga guud kaaga furay waliba gacalooy ku jecel adoon ku maqnayn wax gara inuu gurigoo cidlo ah sidii geel jire fadhiyo miyaanay gantaal ahayn
Queue is empty
-- / --