VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabad geli - Lyrics

Nabad nabad nabaad Ninkii nabad rabaa nacab weeraroo Naafeeya iyo naartiyo shidada laga nabad gashaa Naxli li'i hurdada Niyad ugu gam'oo Naxdin li'i ku mara meeshuu raboo Maalka iyo naftaba la nabad gasha Ninkii nabad rabaw naxdin iyo dhibiyo Namiim lama raboo waa nacasnimee Aad ka nabad gashide nabad gali bulshada nabad gali Nasteexada jano iyo kii nolol aduun naawilaayoow Nabad gali bulshada nabad gali Nin kastow u noqo kitaabka iyo sunaha NABIGEENA oo Nabad gali bulshadaa Nabad nabad nabaaad
Queue is empty
-- / --