VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sacdiya - Lyrics

Sadax sano iyo dheerad Intaa wan ku sugayoo ooh ~~ Sacdiyooy daraadaa sidey Noqon ba mooyee....2X Adigune sacdiyaay Naftan iilka loo sidoo sacabada Ku soo qaad....2X Subax waliba waan ku Sugayaa sacad waliba wan ku Sugayaa samri wayay aawgaa Adigeey i sitee sacdiyaay Adigeey I sitee Adigeey I sitee sacdiyaay Adigeey I sidee sacdiyaay...2X (((BOGGA LABAAD))) Socodki iyo sinan shaha Suradaan aad leedahaan so Higanaya yey sidey noqon Ba moyee....2X Sacdiyooy waxaad tahay Sagalkii arooryad ama Seyma galab da'ay.....2X Subax waliba waan ku Sugayaa sacad waliba wan ku Sugayaa samri wayay aawgaa Adigeey i sitee sacdiyaay Adigeey I sitee Adigeey I sitee sacdiyaay Adigeey I sitee sacdiyaay.....2X ))) Lyric by Dayran omar
Queue is empty
-- / --