VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ihano - Lyrics

aragaaga ruux ku ildoogsadoo ku oomaniyo ahayso qalbiga qof ku aasanoo aanad dayn karayn eebo kaama dhigin aniguba dartaa murugada qalbiga ololka igu shidan uumiyo sii aan i dareemin saw inta tiro ilamada uma ooyin hoos aafada dhibtiyo ibtilada jacayl eebada wadanaha ku arooriyaal leedaada yaal amuur i dhacee ina kala hiqeeyiyo haybadii kalagacal aan ka doogsane eegaba i hanoo sida ubax ilwaad isha deeqa oo caraf iyo udgoon yartan aynigeed uga aaminee uurka la iiga qoray adi saw ma tihid aniguba intaa say iyo inaan oori isku nahay ma astaysta oo alaykii saw riyo kuma arkoo kuma lihi hoo
Queue is empty
-- / --