VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi nabar cover - Lyrics

sidan qaaba qowseen u qaatare u joogsade ehelkiyo qaraabadu qur'aan igala dalan heesaha qaboobiyo hana shubo qaraamiga marna waxaan habalaha qira qosolbeen lama rogo qalbi nabar ku yaal qaboobine qufac iyo kalgacalba qarsoomine qotobee weerar igu qarax jacaylkii waxaad qaban se moyan qalbii diray ilahay waxba kama qarsone nafsii qiimo la radshiyo haduu qaayo leyahay qormo lagu nagaadiyo qalwaan kuu baneeyo dhagta la qabta ma lihid intay waano qaade marna waxaan hablaha qiro qosol beena lala rogo qalbi nabar ku yaala qaboobine qufac iyo kalgacalban qarsoomine qotone weerar so korodh igu qarax jacaylkii waxaad qaban se mooye
Queue is empty
-- / --