VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walwal - Lyrics

In kastoo walaaciyo Walwal kaa ilaashoon Qalbigayga ku waray Waaxyaha jidhkaygana Wehel kaaga dhigayoo Wadnahayga kugu qoray Weheey caashaqeenii Adaa wiiqay Taladee Iyo wada jirkeenii Hadaad mooday Wariseey Wakhti inuu ikaa baday Ugu weehan maayee Wax dambiyo nasiibkaa La wadaag aduunyada In kastoo wareeriyo Soo maray wax ii daran Adna aad war iga hayn Sida walad aan dhalay baa Qalbigayga ku wayntoo Walbahaarku igu goray Wacadkii ilawdaye Ar maad waali kulantee Wiiq sare ka lulataa
Queue is empty
-- / --