VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bal i day - Lyrics

Bal iday bal iday bal idaawo Bal iday bal iday bal idaawo Bal iday bal iday bal idaawo Hada day hada day hada daawo 2× Beertii jacaylkee Bilaneey abuuraa Baylah ka dhawree Bal iday bal iday bal idaawo Hada day hada day hada daawo 2× Ifraaxeey daraadaa Ifraaxeey daraadaa Badidood haweenbaan Baashaalka diidee Bal iday bal iday bal idaawo Hada day hada day hada daawo 2× Axdigii ma beeneen Burburkaan ka dhawraa Balantiyo jacaylkii Bal iday bal iday bal idaawo 2× Bal iday bal iday bal idaawo Bal iday bal iday bal idaawo Bal iday bal iday bal idaawo Hada day hada day hada daawo 2× Caawana barwaaqiyo Farxadiyo badhaadhaan Kula barbar taagnee Bal iday bal iday bal idaawo Hada day hada day hada daawo 2× Ifraaxeey daraadaa Ifraaxeey daraadaa Badidood haweenbaan Baashaalka diidee Bal iday bal iday bal idaawo Hada day hada day hada daawo 2× Axdigii ma beenayn Burburkaan ka dhawraa Balantiyo jacaylkii Bal iday bal iday bal idaawo 2× Bal iday bal iday bal idaawo Hada day hada day hada daawo Hada day hada day hada daawo
Queue is empty
-- / --