VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan - Lyrics

halkaad igag taalaa hodaneey fogaa miyaan hani haween kula simaa marnaba hufnaantiyo hida dhawristaadii habsamida asluub hooyo iyo aabaa hodan kugu bar baariyoo haybad qurux wanaageey hugataye xishood adigaa runtii had iyo goor waxaad jeceshay horumarkayga inaan hiigsado meel hore ka horeeyo asagay kolkaan hanaqaadayoo hamiyay guur aroos waxaan hiiqa oo dhacaba habeenba meel ku hoyda kolkaan hodan ku helaybaan hamdi mahad idhiyo haraadkiina iga goysay hiiladii naftaydaay hawraarta ereyada waxan heestii ku jaray rabi waxaan ka baryaayaa hanada wiiliyo hablo ii xambaartoo hodan daadahaynaa
Queue is empty
-- / --