Heesta Ifka laguma waaro - Lyrics
Ifka laguma waaroo
Ayaamaa la joogaa
Kaalay kuma ilaawee
X2
Uurku taaladaan qabo
Adba waad arkaysaa
Nin oomoo xareeed
Arkayoo hadana aad
Uga fogaatay ilayn
Wuu uur jeclaystaa
Agtiisa inay timaadee
X2
Hablaha aynigeeda
Way ugu ilroontee
X2
Ilaah qurux duu siiyay
Ayaan la'ama kaagay
X2
Ilaahay amarkiisaan
Cidna oolin karayn
X2
Ifka laguma waaroo
Ayaamaa la joogaa
Kaalay kuma ilaawee
X2
Uurku taaladaan qabo
Adba waad arkaysaa
Sidii ubax geed kuyaliyo
Aroor waa soo iftiimaa
X2
Ayaa eegmadeeda
Ruuxaa indhaha nuur
Uga siyaadaa X2
Ayaantii aan toosaba
Aad baan ugu ducaysta
X2
Ilaah qurux duu siiyay
Ayaan la'ama kaagay
X2
Ifka laguma waaroo
Ayaamaa la joogaa
Kaalay kuma ilaawee
X2
Uurku taaladaan qabo
Adba waad arkaysaa
Asqoobayoo aamus
Diidoo alaylehe waan
Ku eedee X2
Abaal baa la istaraaye
Wanaagaynii ilowday
X2
Nabsibaa adoogoo
Kuu ii aaridoonee X2
Waa ayaan daraantii
Tanaan wali arkaayee
X2
Ilaahay amarkiisaan
Cidna oolin karayn
X2
Ifka laguma waaroo
Ayaamaa la joogaa
Kaalay kuma ilaawee
X2
Uurku taaladaan qabo
Adba waad arkaysaa
Axdiga dumar baan
Adkaynee anigu waan
Ilaalinaayee X2
Aroorba siday kutoos
Taa ayumbay ugu ahaa
Taa X2
Ifka intaan ku nolahay
Kola iloobi maayee X2
Wadnahay ololayoo
Ka adkaysana waayee
X2
Ilaahay amarkiisaan
Cidna oolin karayn
X2
Ifka laguma waaroo
Ayaamaa la joogaa
Kaalay kuma ilaawee
X2
Uurku taaladaan qabo
Adba waad arkaysaa