luquntaada dheer iyo midabkaaga luulka
laxaadkaaga quruxda le ayaa lulay bogayge
laqanyada daraadaa hadii laabta hoosiyo
maankayga lagu ladhay ood adna igu lamantahay

waa inan lur iyo farax u ahaano labadii
ayagoo lilaahiya wada lada aduunkoo
samir nolosha laasima

laxawgii kalgacalbaa laamaha halbawlaha
iyo dhiiga labayoo ku lingaxan hankayguye
leeg leegsigaaga lahashada igu beer
mar hadii lud iyo jeer aawada u liitaa

Exit mobile version