inanyahay magooshee
mahiigaan sidiisii
maankayga qaadee

maxaan kugu masaalaa
muuq dheereey sheekadan
nuurkeeda macaan
maan seegin aniguye
marinkeed ma haysaa

waa mid inagu mudan
dafiraynin maalmuhu
MAWLE aan u magansanayn

inanyahay magooshee
dadka kala mug waynoo
qurux lama masuugee

maxaan ku masaalaa
muuqdheereey sheekadan
madasheeda dugsoon
muxibay i galisoo
marinkeed ma haysaa

Exit mobile version