VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dayax - Lyrics

sidii dayax shan iyo toban waxaad tahay door haween dabiibkii naftayda iyo waxaad tahay dugsi ii wacan adaan daacad kuu ahoo dagay beerkiyo wadnaha adaa daymada u roon indhuhu kugu doogsadaan dareen wacan baan qabaa dadaalkeedaan hayaa adaan kuu duubanehee adigu dahabooy daryeel sidii dalsan ciida hoo intuu roob xalay ku da ay dabayl neecaw udgoon dawooy adigaa ka dhigan inaan guri wada dagnoo ubad ii daadahaysoo damaashaad iyo ciyaar ayaan kula doonayaa
Queue is empty
-- / --