VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Siman - Lyrics

guurku waa mid suubanoo sumcad iyo wanaag badan saadaasha caawana libin taad sugayseen xasan ku sugnate kol hadaad sideedaba inantii sal iyo baar sanadkan hablaha kacay suuradiyo quruxdaba dumar ugu sareysee farxiya siman saatir uu ku siiyoo sadka dhanab ka noqoteen habeen samadu furantahay saacadii ijaabada farxad iyo salaam iyo samo khayr ku hoy gala sareediyo barwaaqiyo ubad saafiyo wacan saatir ha idin siiyee sabo nabad ku waara sal dhig weeyi guurkuyoo sad ilaah nasiiyee sifahaan u jeedana nafta sahansigeediyo qalbigaagu siduu rabay xasanow ma sheegine samra tii wacnaydoo sarritiyo xishoodkaba saxar iyo xumaatiyo wax saluuga lagu arag kol haday ku saacidi
Queue is empty
-- / --