Heesta Aduun - Lyrics
Aduunka dhibaa ka
Jira dhibaan culus
Baa ka jira dhanbaalo
Caraysan baa iswada
Dhaadhaafayee x2
Aduunku dhabahuu
Hayaa dhabada noloshu
Hayaa hadana waa
Dheeliyoo dhaqaalihii
Wuu burburay x2
Anaa qaradayda keen-
Oo qilaafkii wuu dham-
Aadoo wixii dhacay
Waa dhaceenoo xuman
Waa la iska dhaafaa x2
Jacaylku ha dhaadan-
Aado sidii ubax ha u
Dhalaalo dhibicda roob
Kuu da'aysiyo midabka
Luul ha udhignaado
X2
Ha dhicin ha jabin
Macaanay soo dhaw-
Ow x2
Aduunku dhego timo
Leh dhig iyo udub tona
Maleh hadana waa lagu
Dhaqmaayoo ilaahay
Baa dhid bee x2
Aduunka dhirtaa ku
Badan dhirtana mira-
Haa ku badan dhark-
Een iyo hogeeen iyo
Waliba dhuunigaan
Cunee x2
Dhulkeenuna waa bar-
Waaqoo xareedii baa
Dhex jiiftoo haday xool-
Uhu dhaleenoo dhitaha
Wiilkii ka buuxshay x2
Shimbirihiibaa dhawaa-
Qoo dhamaan waa hees-
Ayaanoo markay luuqda
Isu dhiibeen dhegtii ma-
Qashaa riyaaqday x2
Ha dhicin ha jabin
Macaanay soo dhaw-
Ow x2