Anoo daayay dumar
Kiyo dookhiyo dareen
Kood oo dantayda
Guud iyo aduunyada
Ka door biday x2

Jabuutaan dalxiis iyo
Dano gaar utagayoo
Waa dagal amaan loo
Nin dawado madaaye
X2

Soo duhur isniini daba-
Yaaqadii may daa'uus
Lamood iyo dagan reer
Jabuuti dadyow deeqo
Iguma soobixin x2

Anoo deexda cashaqa
Dookhay dibad kaway-
Oo daltabyada ihaysiyo
Dalkii hooyo aan imid
X2

Darmaan xoosh udhal-
Ataay daymada jabuu-
Taay durbadaynu kul-
Anaa jacayl igu dul
Reemee x2

Soo duhur isniini daba-
Yaaqadii may daa'uus
Lamood iyo dagan reer
Jabuuti dadyow deeqo
Iguma soobixin x2

Exit mobile version