xubiga big waaliyo kismaayo
bal cad cadaaliyo afgooyee
habooqdo bar cadii warxolo
hir shabeeleele beelaheeda
mandheriyo buurta daalo
burco hobin godin iyo barawe
boorama jabuuti hargeysiyo
dalxiis geela xamar hajogee
waar baqdin ta ka daa jaceylka
barafka buundada lamoodo
karoona dhulkaan laga baqaayo
hageynin qurbaha dhibkiise
bajaajka cishqigu hafuulee
bajaajka cishqigu hafuulee

beerlula markii laga hadlaayo
jirtoo balad weyn amaantay
badweynta hindiya ha gaadho
baydhaba janaay ha seexdo
hatago baxardiyo shiniilo
bahda boosaasiy garoowe
dhulka wabiyadu butaacoo
ha tago bud budiyo xamaree
waar baqdinta ka daa jaceylka
barafka buundada la moodoo
karoone dhulkaa laga baqaayo
hagaynin qurbaha dhibkiisa
bajaajka cishqigu hafuulee
bajaajka cishqigu hafuulee

Exit mobile version