VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barasho Ft Xaawo kiin - Lyrics

Aj: Barashada kal gacal Baahida jaceyl Beerka iyo haduu Badankeega dagay Basna aan u ahay baxsaneey adiguna Baashaada qabo ooo Billow waa heshiis La isla baaxiyee Barbaartaada qabo oo Lama beelacshee Xaawo kiin: Xiisaha batiyo Baholyoow galgacal Bidixdiyo haduu Bagga ii dhaxdagay Birta way iduldaalaa Baxsanoo adiguna Bahashaada qabo Barrow waa dhismaha Loo baahanyahay Adna bidixda qabo ee Lama beerlaacshee AJ: Adaan kuu bagoo Farxad ila biloow An wada baxnoo Isku beer noqonee Bukaan taan u ahayee Baxasaneey adigana Bahshaada qabo oo Billow waa heshiis La isla baaxiyee Barbaartaada qabo oo Lama beelacshee Xaawo kiin.. Ugu yarey bulshada Arooskayna bilan Aynu bayno deen Batar iyo ciyaar Ku baxdooobayoo Barwaaqada anniga Bismilah aan ku oran Barrow waa dhismaha Loo baahanyahay Adna bidixda qabo ee Lama beerlaacshee
Queue is empty
-- / --