VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caruurta markaan aha - Lyrics

Caruurta markaan ahaa Jacaylkiyo waayihiisaba Ciyaarbaan u qoysan jiraye 2× Inuu cadib iyo dhib yahay Colaad iyo geedi yahay Cindiga imikaan ka helay 2× Curuubay dhabankaada culan Cisiyo sharaftaad badan Naftaydaa cajab gashee Cishqiga ila qabo dhankaaga Cishqiga ila qabo dhankayga 2× Wakhtigu waa caynba cayn Kolay shalay cid abaad Maantana ku caweynin nabad 2× Cishiyo dalagiyo aroor Waxaan caashaqa uga go,ay Cawooy waa aaawada 2× Curuubay dhabankaada culan Cisiyo sharaftaad badan Naftaydaa cajab gashee Cishqiga ila qabo dhankaaga Cishqiga ila qabo dhankayga 2×
Queue is empty
-- / --