VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Damiir - Lyrics

Damiir qof leh baan Ahoo hankiisu wax Doonayee sidii Dumar lagu yaqiin Waxaan faro kama Dagaan X2 Markii aan dood Galnana dirir bay Taagan tahay hiyigii Bay dabar jartoo inay Idishay rabtaa idishay Rabtaayee X2 Hadaan duhurkii Hadloo sidaan Dabinka ugu dhacay Dhibka aan dibada Dhigo dadkaa iga Yeelayee X2 Hadaan daji aan Is dhaho dambiil- Uhu waa aniga ifkaba Wax daween karoo Iyadu ku dagtaan La ahay X2 Sidii ruux dil uxukuman Qareenkaa udoodayaa Dambiga uu katirtiro Afkay ku dagaalantaa X2 Hadaan duhurkii Hadloo sidaan Dabinka ugu dhacay Dhibka aan dibada Dhigo dadkaa iga Yeelayee X2
Queue is empty
-- / --