VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhulkeena - Lyrics

Waxay nololi taalaa Laba lagu bariistaa Dhulka hooyo umuuraay 2× Nacfi ma laha dhoofkuye Niyadaada yuu galin Nafta baxar ha soo galin 2× Nacas yuu ku soo sirin Janaduu rabaayoo iyo Dhulkaba la raaricin Dhulkaba la raaricin 2× Ku nagoo dhulkeenoo Nin ku deeqa eebuhu Ku nagoo dhulkeenoo Nin ku deeqa eebuhu Nasiib kugu beegyoo Ku raaxayso nolol wacan Nolol wacan Ku raaxayso nolol wacan 2× Nimco waxay dhex taalaa Nafis lagu caweeyaa Dhulka hooyo nuuraay 2× Nuxur ma laha dhoofkuye Nabdigaada yuu galin Naarta daranta yuu kuyee 2× Nacab yuu ku soo hoodin Yana yaay jidhka iyo Nasteexaba lagaa dhicin Nasteexaba lagaa dhicin 2× Ku nagoo dhulkeenoo Nin ku deeqa eebuhu Ku nagoo dhulkeenoo Nin ku deeqa eebuhu Nasiib kugu beegyoo Ku raaxayso nolol wacan Nolol wacan Ku raaxayso nolol wacan 2× Nasiib kugu beegyoo Ku raaxayso nolol wacan Nolol wacan Ku raaxayso nolol wacan
Queue is empty
-- / --