Heesta Dulqaad - Lyrics
Sida dagalkii hooyoo
Dirir gaaxday mirayoo
Nimco ay dangiigtaan
Kuugu diirsadaa X2
Dabacsani adaaleh
Dulqaadkiyo asluub
Taan dagan kugu jec-
Laadee x2
Daa'uus lamoodyay
Dahab iyo xariireey
Dumar xulashadoo
Daay maan kayga
Deeqdee x2
Sidaan doona iyo
Aan dadab galnoon
Dugsi kaa helee ma
Utahay diyaar guur
X2
Sida damal harwee-
Noo dadku uu ku
Xoomoo umadoo
Dhan deeqaan kugu
Doorsadaa x2
Diracnimo adaaleh
Dulqaadkiyo aqoon
Taa rabi kuugu deeq-
Ee x2
Dayax shan iyo tob-
Anow daruur iyo hil-
Aacow ragba kaan
Ka doortow kaalay
Oo idaawee x2
Sidan doona iyo aan
dadab dhisnoon kugu
Diirsadee daqiiqadan
Isoo doon x2
Sida gaari dumaroo
Da'deed ugu horaysoo
Dadku wada amanaan
Kuu daawadaa x2
Dugsinimo adaa leh
Dabeecada wanaag-
Aan dulmar kugu jec-
X2
Daa'uus lamoodyay
Dahab iyo xariireey
Dumar xulashadoo
Daay maan kayga
Deeqdee x2
Sidaan doona iyo
Aan dadab galnoon
Dugsi kaa helee ma
Utahay diyaar guur
X2
Sida danab halyeeyo
Rabi darajo siiyoo
Dadnimiyo aqoon laan
Kuu dugashadaa x2
Deeqsinimo adaa leh
Raganimada doorka
Ah da'daa kaaga door
Tee x2
Dayax shan iyo tob-
Anow daruur iyo hil-
Aacow ragba kaan
Ka doortow kaalay
Oo idaawee x2
Sidan doona iyo aan
dadab dhisnoon kugu
Diirsadee daqiiqadan
Isoo doon x2