Waa looduceeyaa
Labadii isdoortee
Farxad iyo damaash
Aad sidiinaa ku dadab
Gala x2

Dookhiina maaloo
Danbarsade kalgacal
Koo daadihiya ubad
Koo dalan daleeya
Gabanada x2

Nimcadana dur duur
Too idinkoon dareen
Qabin doogiyo bar-
Waaqada daganada
Waligiin x2

Waaloo duceeyaa
Labadii dadaalee
Dardar galiya dhaq-
Ankoo sidiinaa dad
Ka uwacan x2

Dumarkoo mashxar-
Adiyo waxaad door
Uleedihiin cidi diidi
Maysee waa inaad
Dakaysaan x2

Nimcadana dur duur
Too idinkoon dareen
Qabin doogiyo bar-
Waaqada daganaada
Waligiin x2

Exit mobile version