in kastoo taridu
la tilmaama iyo
meel sare ku taal
gabadh timo tidcani
guur kama tagtee
qoor taaga iyo
tuurtaad fadhido
ka tanaasuloo
aan is tooyanee
ii soo taloow

dun xariira iyo
ninka tulud qurxoon
sheed laga tusaa
taawiyo ma huro
tiif iyo dhibkeed
tawgaa indhaha
toos kuula helay
la i taabayee
igu taagsataye
iisoo taloow

Exit mobile version