gobaad bilan amaanloo
gabdhahaba ka muuqdheer
qurux aad ugaar tahay
rabi kugu galadayoo
gabi baqalka weeyaan
gacmo furan salaantana
caashaqaad igalisoo
adna giban barwaaqaa
hobaan is gaadhiyo
midho kaaga soo guray
kalgacalkaa badhaasoo
asagoo suquuray
ma gaboobin abidkii
igamana go aayee
guule ha isku keen simo
gud gudle soo da aayoo
maansheeyay gayigii
ayaad galacda eegma
gabdhaha ku dhaaftoo
adaan kuu gol leeyahee
haybadaada gaarkaa
nAfta gama. udiidoo
adna sida kuugu go oo
inaad iigu guuxdiyo
garowshaa filaayaa
kalgacalkaa badhaasoo
asagoo suquuray
ma gaboobin abidkii
igamana go aayee
guule ha isku keen simo

Exit mobile version