VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilays - Lyrics

Ma ogtahay ilaysay Anigoon ku aragoo Indhuhu ku qaban Baan udugaga gaar Ka ah indheer kaad- Areemaa x2 Aduunyada dhaman Teed waxa uun ku Noolee hablaha jira Asaagaa naftu tay Abaartee ogolaatay Baad tahay x2 Ulashada kalgacal Kiyo waxa uurka Tabayana alla aan Ka sugayaa aqbal Inuu isiiyee x2 Ma ogtahay ilaysay Ilo wada xareed iyo Sida egan barwaaqo Ah adigaa ideeqoo Kugu uur samaadaa X2 Afku wuxu layeeriyo Erayada kasoo baxay Hadii lasoo aruurshoo Tiro lagu ekeeyana Amaantaada weeyee X2 Ulashada kalgacal Kiyo waxa uurka Tabayana alla aan Ka sugayaa aqbal Inuu isiiyee x2
Queue is empty
-- / --