Milgo iyo sharaf haween
Milgo iyo sharaf haween
Ruux Lagu manaystoo
Muuqeedu i deeqaybaa
Mawle kaa dhigee
Kaa dhigee kaa dhigee
Mawle kaa dhigee

Ana ana milicsigaadiyo
Markii aan ku eegabaa
Sida tahay ma dhaafaan
Maankaygaad dhex miratee
Maankaygaad dhex miratee

Milgo iyo sharaf haween
Milgo iyo sharaf haween
Ruux Lagu manaystoo
Muuqeedu i deeqaybaa
Mawle kaa dhigee
Kaa dhigee kaa dhigee
Mawle kaa dhigee

Ana ana milicsigaadiyo
Markii aan ku eegabaa
Sida tahay ma dhaafaan
Maankaygaad dhex miratee
Maankaygaad dhex miratee

Mar hadii aan ku helay
Marwadaydii aad tahay
Ka mabsuuday aniguye
Macaaneey midigtaada ii dhiib

Mar hadii aan ku helay
Marwadaadii aan ahay
Mahad eebe weeye
Macaanoow midigtaada ii dhiib

Mar hadii aan ku helay
Marwadaydii aad tahay
Ka mabsuuday aniguye
Macaaneey midigtaada ii dhiib

Mar hadii aan ku helay
Marwadaadii aan ahay
Mahad eebe weeye
Macaanoow midigtaada ii dhiib

Maamuus iyo mudan haween
Maamuus iyo mudan haween
Midii lagu manaystaay
Dhigeed macno dheer baad
Macaan ii tahee
Ii tahee ii tahee
Macaan ii tahee

Ana muhashadaadiyo
Midabkaada quruxda leh
Markii aan jaleecabaa
Farxad baan mushaaxaa
Farxad baan mushaaxaa

Maamuus iyo mudan haween
Maamuus iyo mudan haween
Midii lagu manaystaay
Dhigeed macno dheer baad
Macaan ii tahee
Ii tahee ii tahee
Macaan ii tahee

Ana muhashadaadiyo
Midabkaada quruxda leh
Markii aan jaleecabaa
Farxad baan mushaaxaa
Farxad baan mushaaxaa

Mar hadii aan ku helay
Marwadaydii aad tahay
Ka mabsuuday aniguye
Macaaneey midigtaada ii dhiib

Mar hadii aan ku helay
Marwadaadii aan ahay
Mahad eebe weeye
Macaanoow midigtaada ii dhiib

Mar hadii aan ku helay
Marwadaydii aad tahay
Ka mabsuuday aniguye
Macaaneey midigtaada ii dhiib

Mar hadii aan ku helay
Marwadaadii aan ahay
Mahad eebe weeye
Macaanoow midigtaada ii dhiib

Macaaneey midigtaada ii dhiib
Macaanoow midigtaada ii dhiib
Malabeey midigtaada ii dhiib
Macaanoow midigtaada ii dhiib
Qaaliyeey midigtaada ii dhiib

Exit mobile version