Adaa macaaya
Oo macaayal qamar
Adaa macaaya
Oo macaayal qamar
Maalii wamaa
Maalii wamaa maala lajuu

Muna liisa qaabkeed
Mawle uu naf galiyoo
Midabkeed cadaaneey

In kastoo uu madoobeyn
Uu yahay masciideed
In kastoo uu madoobeyn
Uu yahay masciideed
Maariinka nuurkiyo
Maandari baxdaa tahay
Maandari baxdaa tahay
Maandari baxdaa tahay

Muunaay muunaay muunaay muunaay
Muunaay muunaay muunaay muunaay
Muunaay muunaay muunaay muunaay
Muunaay muunaay

Adaa macaaya
Oo macaayal qamar
Adaa macaaya
Oo macaayal qamar
Maalii wamaa
Maalii wamaa maala lajuu

Sida meel barwaaqoo
Mahiigaan intuu miray
Dhirtu wada magooshoo

Maanki uu is qariyoo
Mirihii ku yaaloo
Maanki uu is qariyoo
Mirihii ku yaaloo
Naftu kuuhanayso
Laga maarmin baa tahay
Laga maarmin baa tahay
Laga maarmin baa tahay

Muunaay muunaay muunaay muunaay
Muunaay muunaay muunaay muunaay
Muunaay muunaay muunaay muunaay
Muunaay muunaay

Exit mobile version