Dhaaxaan ruclaha
Rooraayay oo saan
Rajeenayee adiguna
Rabtiyo reerkii dhis-
Mee x2

Rug barwaaqo iyo
Rays iyo xareed rax-
Madii ilaah riyadii
Haday noo rumow-
Dayoo roob caash-
Aqaa raxmoy noo
Da'ee x2

Raaxada aduun run-
Tiiwaan helnee adig-
Una raxmaay raaliya
Ahow x2

Dhulka meel ramaad
Reexaan lahoo raha
Uu biyaha ku rableen-
Aa rasmi aan unaal
X2

Meel ramadka iyo
Geelu reemayoo
Barwaaqadu rasiyo
Rakaraka utaal caano
Caano raarta sare ay
Ka raaracaan waad
Ku raysaniyee x2

Raaxada aduun run-
Tiiwaan helnee adig-
Una raxmaay raaliya
Ahow x2

Exit mobile version