Sahro ubax lamood
Yay sagalay ina adeer
Qurux waxad kasidata
Waliba aad lasiman
Tahay cirkoo subax
Darooroo saqashada
Xareediyo waqaladu
Usara kacay saymuhu
Kadagayaan x2

Gobonimo kuu saxii-
Xoo lasal gaadhi kar-
Inoo samir iyo dulqad
Baa rabigay kusiiyee
X2

Saadaasha khayrkaay
Sinjigiyo calafkiyoo
Sowracaan wadaag
Naa cashaqa salsali-
Yee x2

Dad sideena dadab
Galay gacalkiyo sok-
Eeyaha waxay hadba
Waxay kasugayaan
Farxad soodhaween
Iyo sacab loogaraacee
Soosoco gobaaday
Sinta bidixda iguqabo
X2

Sahro dhayman lamod
Yay simanay subagay
Sooryo waxaad kunagi
Dahay sadka dhalay ku
Maashaa dhulkoo sahan
Ku booqdoo sararaha
Ugbaadkiyo hadba
Sabanka dooga leh
Reeruhu ku siqayaan
X2

Gobonimo salaankeed
Guri lama salooshoo
Nimaan xididka soor-
Yeen rabigay masiiyee
X2

Saafida haweenay
Saan qaadka wacan
Iyo suubanida weedha
Caashaqa salsaliyee
X2

Dad sideena dadab
Galay gacalkiyo sok-
Eeyaha waxay hadba
Waxay kasugayaan
Farxad soodhaween
Iyo sacab loogaraacee
Soosoco gobaaday
Sinta bidixda iguqabo
X2

Exit mobile version