Heesta Sanadka - Lyrics
Kaan nusqaan lahayn
Sanad yahow kuniri
Macaankii janada
Sanad yahow kuniri
X2
Kii lagu nastee nabad
Iyo wanaag lagu nasir-
Iyee nugulkiyo dadkuba
Ku nafisayaan dad nim-
Ceeye noqo x2
Kii nabaradiyo naxliga
Tiree cawo noqo lahelo
X2
Kaanu naawilnee sanad
Yahow kuniri nimco aan
Gurayn sanad yahow
Kuniri x2
Kii naruuradiyo naxariis
Ilaah noo nuriyee noluhu
Dhamaan ku nawaa wilan
Dad nimceeye noqo x2
Kii nabaradiyo naxliga
Tiree cawo noqo lahelo
X2