Wacantaydiyeey
Hadii uu wax baro
Jacayl waa free
Waabay suniyo
Waran kugu mudoo
Ii waalanayd ii waalanayd

Anigaba anigabaa
Anigaba walaac
I wareeriyoo
Walbahaar i gali

Isma waayanoo
Kolay waa dambiyo
Waataa hadhoo
Weynaan baryee
Walwal yuu ku dilin

Wacantaydiyeey
Imisuu wakhtigu
Wadnayaal is jecel
Kala waayoo
Dantu kala wadoo
Wali aan is arag
Wali aan is arag

Imisaa imisaa
Imisaa wareer
Walbahaarsanoo
Kala raray wakhtigu

Isma waayanoo
Kolay waa dambiyo
Waataa hadhoo
Weynaan baryee
Walwal yuu ku dilin

Exit mobile version