Midaan waayadan sugaayay
Lahaa hiil ka waayi maysid
Sawtaa wadhi lama filaana
Samii caashaqii wal waashay

Wixii nin rageed lahoyday
Xabaal hanad loo wal waalay
Dhibtiyo cilmi wiir sigiisa
Waaxy aha saw dumar magoynin
Kooras
Ayaa samo iyo wanaagleh
Ayaa talo iyo wax shwegleh
Ayaa wacantii naftayda
Maruun soo waaninaaya

Anoo wehelkaa u baahan
Wehey iyo aragtidaada
anoo dadka kaa waraysta
Duruuftiyo waayahaaga

Inaad wabiyada iqaatiyo
Cishqigan iwal Waalinaaya
Maruun iga waabin waydo
Wax yeeliyo saw dhib maaha

Midaan waayadan sugaayay
Lahaa hiil ka waayi maysid
Sawtaa wadhi lama filaana
Samii caashaqii walwaashay

Ayaa samo iyo wanaagleh
Ayaa talo iyo wax shwegleh
Ayaa wacantii naftayda
Maruun soo waaninaaya

Erayadii Iyo Laxankii Daaha Gaas Codkii Aj Muusigii
Qaasim Maxamed Karaama iyo soo saaristii Dayax Band

Exit mobile version